Maamulka Koofur Galbeed oo maanta soo afjarayo doorashadii ka socotay Baydhabo.
Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo doorashada xildhibaanadii ku matali lahaa maamulka Koofur Galbeed Aqalka Hoose ee Dowlada Soomaaliya. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa horay loogu doortay...
Read more










