Bariga Magaalada Mosul oo biyo la’aan ah
Dagaalka ka socoda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa sababay in qeybo ka mid ah magaaladaasi ay biyahii ka go’aan siiba qeybta Bariga halkaaoo oo ay ku nool yihiin boqolaal...
Read moreDagaalka ka socoda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa sababay in qeybo ka mid ah magaaladaasi ay biyahii ka go’aan siiba qeybta Bariga halkaaoo oo ay ku nool yihiin boqolaal...
Read moreDoorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa la filayaa in goor dhow ka bilaabato Xaruunta Gaagiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho. Wararka naga soo...
Read more–Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Qoysaska Ciyaartoydii kooxda kubadda cagta Chapecoense oo ka dhisan Dalka Brasiil ee ku geeriyootay diyaraddii habeen hore ku...
Read moreXoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee lasoo doortay ugu horeyn looga baahan yahay...
Read moreTababarkaan ayaa loo soo gababeyey laba qeybood oo ka tirsan dhallinyarada ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar, tiradooduna gaareyso 40 maxbuus. Maxaabiistan ayaa la barayey xirfado kala duduwan, sida Korontada...
Read moreMuddo 26 sano kaddib ayaa Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya waxay howlgalineysaa Xarumihii xafiisyada Socdaalka uu ku lahaa dalka si loola socdo dhaqdhaqaaqa xaduudaha soo galid iyo ka bixid. Taliyaha...
Read moreMaxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha dalka , xilli GuddoomiyahaMaxkamadda sare & Xeer Ilaaliyaha guud ay socdaal ku tageen Kismaayo. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee...
Read moreMadaxweynaha dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Federalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Talyaaniga, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ciise. Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada...
Read moreBooliska iyo Hay'adaha danbi baarista Mareykanka ayaa wali baaritaan ku haya hooygii uu magaalada Columbus Ohio ka daganaa Abdirizak Ali Artan oo ah 20 jir Soomaali ah islamarkaana weerar mindi...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho