Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka shabeelaha Hoose
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Deegaan ka tirsan degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Saraakiil ka tirsan Ciidanka...
Read more











