Madaxwaynaha J. F. Soomaliya oo hambalyo u diray kooxda kubbada cagta ee Jeenyo (L.L.P.P)
Madaxwaynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa Hambalyo u diray Naadiga Kubadda Cagta ee Howlaha Guud (L.L.P.P) Jeenyo oo dhawaan ku guulaystay hanashada koobka Janaraal Daa’uud. Madaxwanaha ayaa...
Read more











