Waddamada Afrika iyo Japan oo maanta shir uga furmayo Nairobi
Shir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Shirkaasi oo ku saabsan sidii ay wax u wada qabsan...
Read moreShir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Shirkaasi oo ku saabsan sidii ay wax u wada qabsan...
Read moreQarax weyn oo gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay meel banaanka ah saldhiga booliis oo ku yaala magaalada koofur bari ee dalka Turkiga ee Cizre, sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas....
Read moreXubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamanka Galmudug oo ka qeyb galay Kulan dib u heshiisiin Beeleed ah oo ka Furmay Galkacyo. Kulankan oo ahaa mid lagu heshiisiinayo beelo Soomaaliyeed oo...
Read moreWAR SUBAX TBIYE PK 26-2016
Read moreCiidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo iyo rasaas dabasocotay ku qaadeen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab....
Read moreXeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu wehliyo ku xigeenkiisa koowaad S/guuto Cabdi Kariin Cali Afrax ayaa...
Read moreTaliyaha Nabadsugidda Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa sheegay in Nolasha ay ku qabteen mid kamid ah Maleeshiyaadkii weeraray Maqaayadda Banaadir Beach,islamarkaana hada su'aalo la weydiinayo. Taliye Cabdi Fareey oo lahadlay...
Read moreGudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha baarlamanka fadaraalka Soomaaliyeed mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee magaalada Galkacyo waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay...
Read moreWararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray Banaadir Beach ayaa sheegaya in ciidamada amaanka wali ay wadaan howlgalka ay kaga hortagayaan argagixisada weerarka ku soo qaaday Maqaayadaan. Saraakiil ka tirsan...
Read moreKoox hubaysan ayaa weerar ku qaaday Maqaayad ku taala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, Qarax ka dib ayaa waxaa xigay weerar toos ah oo maleeshiyaadka Argagixisada ay ku soo qaadeen...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho