Kulan aqoon isweydaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kulankan oo bishiiba mar la qabto looga hadlay...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii wakaaladda hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dayactir lagu sameeynayo. Xarunta Wakaaladdii Hindisaha Soomaaliyeed oo qaban jirtay shaqooyin kala duwan oo la...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway, Mr Kjell Magne Bondevik, oo haatan ah madaxa hay’adda loo yaqaano Oslo...
Read moreGaashaandhiga Maraykanka ayaa qiray khaladkii duqeyntii Isbitaalka Kunduz ee Maraykanka (Pentagon) ayaa markii ugu horeysay qirtay khaladka dhankooda ee duqeyntii diyaradahooda la beegsadeen isbitaalka MSF ee magaalada Kunduz ee waqooyiga dalka...
Read moreWaxaa garoonka Diyaaradaha Aden Cade ee magaalada Muqdisho saakey laga soo dejiyey Meydka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud safiirkii Soomaaliya ee dalka Masar oo 2-dii bishan ku geeriyoodey...
Read moreXulka Qaranka Kubada Cagta Soomaaliya ayaa ciyaaray kulankii labaad ee koobka bariga iyo bartamaha qarada afrika waxaana fooda ay is dareen xulka qaranka Ethiopia oo deris aynu nahay. Kulankaasi xiisaha...
Read moreWasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay ku mideysan yihiin...
Read moreShirka Qaran ee Warbaahinta ee ay ka qeyb galayaan wasiiro ka socda dowlad-goboleedyada iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo hay’ado caalami ah isla markaana ay qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho