153 qof oo ku dhimatay weerarro ka dhacay Paris
In ka badan 153 qof oo rayid ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro argagixiso oo xalay ka dhacay magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. 200...
Read moreIn ka badan 153 qof oo rayid ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro argagixiso oo xalay ka dhacay magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. 200...
Read moreShaqaalaha Dowlada Hoose Xamar ee uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa Galabta Ka Qeyb Qaatay ololo Nadafadeed oo Laga...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda marnaba aysan aqbali doonin gidaarka la sheegay in xuduuda dalkeena uu la...
Read moreTabarkani loo qabtay shaqaalaha wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa waxaa lagu baranayay qaabka tirakoobka dadka iyo guryaha, iyadoo uu socday tababarkaasi Todobaad, waxaana casharada lagu qadanayay bixinayay Dr...
Read moreMuqidisho, 13, Nov, 2015…..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib shirar muhiim ah oo uga soo qayb galay dalalka Kuwait...
Read moreMaanta oo ay taarikhdu tahay 13 November, 2015 oo Jimce ah ayaa Mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yasin Danjiraja Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ee Indonesia uu Waraaqihii Aqoonsiga ee Danjienimo ka guddoomay...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka oo si toos ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay maanta arinta la xiriirta gidaarka la sheegay in Dowladda Kenya ay ka...
Read moreUrurka Midowga Yurub ayaa maanta shaaciyay in maal-gelin deg-deg ah ay ku sameyn doonaan Afrika, iyagoo ku deeqay dhaqaale gaaraya 2-bilyan oo doollar, si wax looga qabto saboolnimada iyo colaadaha,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho