Wasiir Nuux: Xanuun badan ayay nagu haysaa Shaqo la’aanta Dhallinyarada
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay dhibayso shaqo la’aanta haysata Dhallinyarada Soomaaliyeed xilli dalka la doonayo inay Horumariyaan ...
Read more










