Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo Bulshada Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe
Guddoomiyaha Gobolka mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga magaalada Qaahir ee Dalka Masar ayaa waxaa uu Hambalyo ku aadan Munaasibadda Ciidul Adxaa u diray dhammaan umadda muslimiinta...
Read more











