Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuri kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti...
Read more











