Munaasabad lagu maamuusayay soo nooleynta dhaqanka, hiddaha, farshaxanka iyo isdhexgalka bulshada ayna soo qaban qaabisaty wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalkiisa ayaa manta lagu qabtay xarunta degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho....
Read moreMuqdisho, 31 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystey booqasho rasmi ah oo uu...
Read moreBaarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga shaqaalaha ajnabiga ah kaasoo maalihii la soo dhaafay ay mudanayaashu ka doodayeen. Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay...
Read moreMuqdisho, August 31.2015------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamulada gobolada iyo...
Read moreXildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Mashaariicda dalka ay ka wadaan hay’adaha laga leeyahay dalka turkiga iyagoo walaalaha Turkiga...
Read moreWasiirradii Dowlad Gobolleedka Galmudug oo uu dhawaan Soo Magacaabay Madaxweynahne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta baarlamaanka Dowlad Gobolleedka galmudug Meelmariyay si Howlaha Horyaalla u sii wataan. Golaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka...
Read moreMudaneyaasha baarlamaanka ayaa maanta kulankoodii Caadiga ahaa kuleh xarunta Golaha Shacabka iyagoo ka doodi doona sharciga ku Aaddan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee dalka kusugan. Habdhowraha Golaha Shacabka Xil Maxamed Cumar...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho