Wasiirka haweenka iyo Horumarint Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta kulan looga hadlayay wada shaqayn dhexmarta Wasaaradda iyo Ururada Haweenka Gobolka Banaadir la yeelatay qaar ka mid ah haweenka...
Read moreMogadishu, 08 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal lagu bur-burinayo Dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yaalla qaybo ka mid ah degmadaas. Xoghayah Dowladda Hoose...
Read moreWasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim (Fargeeti) ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya, James P. McAnulty magaalada Muqdisho kula saxiixday heshiis ay dowlada Maraykanku ugu deeqday lacag...
Read moreWasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka ayaa wada qorshe ay ku Hirgalineyso Warshad casri ah oo soo saarta dareeska iyo qalabka Ciidamada Xoogga, iyada Wasaaraddu sheegtay in horumaro laga sameeyay howlgallada ka...
Read moreBaarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo Warbixin ku saabsan sharciga Isgaarsiinta looga dhageysanayo Guddiga Warfaafinta Barlamanka Dalka. Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan...
Read moreMunaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi,laguna soo dhaweynayay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)...
Read moreHoryaalka 16-aad ee ciyaaraha kubadda gacanta ee dalkeena Soomaaliya ee wiilasha ayaa ka furmay Garoonka wish Istaadiyam ee Dagmada Cabdiciis ee Magaalada Muqdisho. Furitaanka Cayaartan waxaa ka soo qeyb galay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho