Wasaaradda Dhallinyarada oo Wadda Qorshe Shaqo loogu Abuurayo Dhallinyarada Soomaaliyeed
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xuukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo wareysi siiyay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Dhawaan Shaqooyin loo Abuurayo dhallinyaro ka badan Saddax kun oo dhallinyaro ah...
Read more









