MUNAASABADAN AY SOO QABAN QAABIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN WADANKA INGIRIISKA GAAR AHAAN MAGAALADA LONDON AYAA UJEEDKEEDU AHAA IN WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTO TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SAREEYA GAAS MAXAMED SHEEKH...
Read moreTababarkani oo loo qabtay dhalinyaro kalkaaliyaaal caafimaad ah ayaa laga soo kala xulay MCH-yada degmooyinka gobolka Banaadir iyo qaar ka tirsan gobolada dalka, iyadoo tirade howlwadeenada caafimaadka ka faa’ideystay ay...
Read moreCadaado, 23 Luuliyo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka GalmudugMudane Cabdikariim Xuseen Guuleed. Isagoo ka...
Read moreAfhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abdiraslam Ahmed Caato, oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu ugu hambalyeynayo Ciidamada Xoogga...
Read moreMuqdisho, July 23, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha...
Read moreMunaasabadda Caleema saarka madaxweyanaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo ka socota Magaalada Cadaado ayaa qeybta hore ee Khudbadaha la soo gaba gabeeyay, iyadoo mas’uuliyiintii ka hadlay halkaasi...
Read moreMachadka Hayaan oo ka mid ah macaahida ku yaal magaalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen ilaa 600 oo arday kuwaasi oo dhameystey waxbarshada aas aasiga ah...
Read moreWasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini oo qeyb ka ah mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa xafladda Caleema saarka madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa hadal uu ka jeediyay xaflada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho