Tartan cilmiyeed xiiso badan oo caawa dhexmaray degmooyinka Xamar weyne iyo Xamar jajab “Dhageyso”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa caawa isaga horyimid degmooyinka Xamar Weyne iyo Xamar Jajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir. Degmada Xamarweyne...
Read more











