Burcad badeed Soomaali ah oo Faransiiska lagu xukumay
Todobo dhalinyaro Soomaali ah ayaa maxkamadda ku taala dalka France, waxaa ay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya lix ilaa 15 sano maalintii Arbacadii kadib markii lagu heley dambi ah dil...
Read moreTodobo dhalinyaro Soomaali ah ayaa maxkamadda ku taala dalka France, waxaa ay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya lix ilaa 15 sano maalintii Arbacadii kadib markii lagu heley dambi ah dil...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Cumer Xassan Axmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee dalka Suudaan. Labada...
Read moreWasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Mareykanka ee Pentagon ayaa afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo,Capt. Jeff Davis, ayaa sheegay in ciidanka militiriga Mareykanka ay dileen 12 ka tirsan maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo magaalada Muqdisho ka socday intii u...
Read moreAllaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo kamid aheyd fanaaniinta hobalada qaranka ee Waaberi sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay agaasimha kooxda Waaberi...
Read moreSafaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanadguurada aasaaska ciidanka xoogga dalka u dirtay dhammaan saraakiisha iyo ciidamada XDS. Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Talyaaniga Janaraal Muuse...
Read moreCiimada xoogga dalka Qeybtooda 21-aad ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa maanta waxa ay dhinacooda sameeyeen munaasabad ay ku waynaynayaan 12-ka April oo kuna beegan 56-sano guuradii ka soo wareegtay...
Read moreMadxafkii ugu horeeyey oo lagu keydiyo in ka badan 700 oo shey oo ay Soomaalida leedahay ayaa waxa uu ku yaalaa Magaalada Minnepolis ee Gobolka Minnesota halkaasi oo ay ku...
Read moreTaliyaha qeybta bariga gobolka Galgaduud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaashaanle sare Axmed Maxamed Tareedisho, la hadlay Radio-Muqdisho ayaa sheegay in kaddib howlgal ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM...
Read moreKal fadhiga 8 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo dastuuriyan u leh in uu furo kalfadhi kasta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho