Ra’iisul Wasaaraha dalka iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay dalka Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo,ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu Ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa inta uu joogo kulamo...
Read more











