Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka, oo si rasmi...
Read more










