Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga ciyaaraha Diblomaasiyiinta ee Beijing 2023
Bandhigga Isboortiga Diblomaasiyiinta 2023 ayaa lagu qabtay Jaamacadda Ciyaaraha ee Beijing, (Beijing Sport University), kaas oo ay kaasoo soo qeyb galeen diblomaasiyiin ka kala socday dalal kala duwan. Ujeedka qorshahan...
Read more











