Wasiirka shaqaalaha oo ugu hambalyeeyay Shaqalaaha Soomaaliyeed maalinta shaqaqaalaha adduunka
Maanta oo ah 1-da May, 2023, waa maalinta munaasabadda Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskoodaba meel kasta oo ay joogaan. Waxaan idinku boggaadinayaa...
Read more











