Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Waxbarshada
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare,ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas'uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh...
Read more











