R/W Xamse oo sheegay inay Xukuumadda xoogga saarayso sidii loo helli lahaa Garsoor Caddaalad ah
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax Bannaan oo diiradda lagu saaray sidii loo gaarsiin lahaa garsoorka deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta...
Read more











