Wasiirka Awqaafta oo ku dhawaaqay qiimo-dhimis lagu sameeyay adeegga Xajka Sanadka 1447H / 2026
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in qiimo-dhimis lagu sameeyay kharashka Xajka sanadkan Hijriyada 1447 / Miilaadiga 2026....
Read more











