Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay Xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2026.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana kulankaasi lagu ansixiyay: - Xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2026. - Heshiis Is-afgarad oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo...
Read more











