Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Liibiya, Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa...
Read more











