Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka
RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka Ugunji ugu geysteen Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga...
Read more











