Bulshada degmada Cadale oo saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka Qof iyo Cod
RADIO MUQDISHO(CADALE):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Cadale ee Gobolka Shabeellada Dhexe ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo...
Read more











