Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjooge ka tirsan Khawaarijta
RADIO MUQDISHO: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu shaacinayaa in saaka abaare 7:00 subaxnimo howlgal qorsheysan laga fuliyay deegaanka Warta Eey Duure, oo 30 km waqooyi kaga beegan magaalada Xudur,...
Read more










