Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo u hambalyaysay gabdhaha kaalmaha hore u galay Imtixaanka Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay gabdhaha Soomaaliyeed ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare, iyadoo...
Read more











