Madaxweynaha JFS Oo Guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka AUSSOM
RADIO MUQDISHO(NEWYORK):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo lagaga arrinsayey garab istaagga amniga iyo xasilloonida...
Read more











