Wasiirka Diinta ee Hirshabeelle “Waxaan fulineynaa baaqii Madaxweynaha ee ahaa in beri la dukado salaad roob ah” Dhageyso
Wasiirka Garsoorka, Cadaalladda iyo Diinta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan "Kheyraat" ayaa sheegay in iyaga oo fulinaya baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed...
Read more










