Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay’adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Stephen Schwartz iyaga oo ka wada...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashad ee Telefishinka iyo Radio Muqdisho, oo todobaadkan aan ku soo qaadanay waxbarashada ka jirta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee...
Read moreTaliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalad Muqdisho , waxaana kulanka looga hadley adkeynta ammaanka caasimadda iyo doorka ay...
Read moreMuqdisho, February 16, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid Amiirka Dowladda Kuwait Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah. Amiirka...
Read moreWasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhambaal farriin ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed gaarsiisay maanta oo arbaco ah dhiggiisa waddanka Kenya mudane Uhuru Kenyatta. Wasiirka...
Read moreMuqdisho, February 16, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid u adeegaha labada Xaram, Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya...
Read moreKulankan maanta ay ku yeeshan Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiiinta hey'adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka, Qunsulka Safaaradda Yemen ee Soomaaliya u fadhiya iyo xubno...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho