Doorashada aqalka hoose oo ka socota Cadaado iyo 3 Xildhibaan oo la doortay
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa markale ku guuleystay doorashada...
Read more











