Kormeerkaan oo ahaa mid loogu kuur galayay xaaladda maxaabiista ku xiran saldhigyada iyo xabsiyada magaalada Gaalkacyo ee dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa waxaa mas’uuliyiin ka socatay Wasaarada Amniga Dowlada Fedaraalka Soomaaliya...
Read moreGolaha Qurbajoogta Soomaaliyeed waxay dareenkooda ku aadan xaaladda abareed ee ka dilaacday qeybo badan oo dalkeena ka mid ah la qeybsanayaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ku dhufteen abaaraha sababay xaaladdo...
Read moreCiidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nobad sugidda NISA ayaa qaaday howlgallo gaar ah oo lagu bartilmaameedsanayay goobo cayiman oo ka mid ah Degmmoyinka magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigay...
Read moreGuddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale ayaa maanta kormeeray Waddada isku xirta Isgoysyada Danwadaagta iyo Soobe sidoo kale wuxuu guddoomiyaha booqday waddada isku xirta isgosyada...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga abaaraha ee dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan odoyaal dhaqameed, waxgarad iyo ururrada bulshada rayidka ayaa maanta deeqda hal milyan oo ay dhiibtay dowladda Federaalka...
Read moreGuddomiye ku-xigeenka guddiga badbaadinta suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Ismaaciil Sheekh Khaliif ayaa shirkaan jaraa`id oo uu saxafada ugu qabtey maqaalada Muqdisho waxa uu kaga dhawaaqey in 20ka bishaan lagu qaban...
Read moreDhaqaalahan oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku nool deegaanada Soomaaliland ayaa gaaraya hal milyan oo doolar, taasi oo ka timid madaxda iyo shaqaalaha dowladda Soomaaliya oo...
Read moreMuqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Masar ugu qaabilsan arrimaha Afrika Maxamed...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho