Baarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka ka hortagga lacag dhaqidda
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argigixisada. Hindise Sharciyeedka ka hortagga lacag...
Read more











