Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka bilaabay howlo dib u dhis ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda qeybo ka mid ah waddooyinka iyo xaafadaha degmada ...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreDab xoogan ayaa ka kacay inta u dhexeysa Dekadda caalamiga ah ee Muqdisho iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, kaasi oo qabsaday qeybo ka mid ah xabsiga iyo dekadda. Agaasimaha Waaxda...
Read moreDab xoogan ayaa ka kacay inta u dhexeysa xabsiga dhexe ee Xamar iyo Dekadda caalamiga ah ee Muqdisho. Agaasimaha Waaxda Dabdamiska dowladda Hoose ee Xamar Cabdullaahi Maxamed Saneey oo la...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray dalak Sudan, halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay dhigiisa Sudan...
Read moreMadaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta xarunta hay’adda PDRC ee Garoowe kaga qayb galay munaasabad Maalinta Beeraha ee Puntland oo ay soo qaban qaabisay...
Read moreDegmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa laga dareemaya horumar dhinacyada bulshada ah, kaddib markii dadaallo lagu xoojinayo ammaanka ay sameeyeen ciidamada oo gacan ka helaya qaybaha bulshada degmadaasi, ayadoo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho