Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Suldaan Mustafa Awseed
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Suldaan Mustafa Awseed, oo ka mid ah Salaadiinta dhaqanka ee ka soo jeeda gobolada waqooyi bari....
Read more











