Dawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweeysa xafiiska cusub taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo boogaadisay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadan dib u dhiska iyo horumarinta Soomaaliya. Golaha ammaanka ee Qarmada...
Read moreWasiirka Dasuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa xusay in dib u eegista lagu sameynayo dastuurka KMG ah ee...
Read moreKulan looga hadlayay sidii dhisme casri ah loogu bilaabi lahaa Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado kaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaanno iyo...
Read moreNimco Xasan Abiikar oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo xalay dhashay saddex cunug oo mataano ah ayaa ka codsatay dowladda iyo hay’adaha samafalka inay kaalmo deg deg ah la soo gaaraan....
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi oo ku guuleystay doorashii ka dhacday Garoowe. Guddoomiye ku xigeenka labaad...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii dib u eegis loogu sameyn lahaa cutubyo ka tirsan dastuurka...
Read moreAxmed Cali Xaashi ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, kadib markii uu ku guuleystay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaasoo ay ku tartamayeen illaa saddex...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalk ku maraya dalalka ay ciidamadu ka soo joogaan Soomaaliya ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti halkaasi oo ay si...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho