Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay diblomaasiyiin ka socotay safaaradda Maraykanka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta magaalada Jowhar kula kulmay wakiilo ka socday safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Jowhar ka hirgelinaya xarun ay leeyihiin ciidamada...
Read more











