Madaxwaynaha Galmudug oo ku soo laabtay Cadaado “SAWIRRO”
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cakariin Xuseen Guuleed oo socdaal shaqo ku tegay deegaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee...
Read more











