Guddiga doorashada oo faah faahin ka bixiyay sida lagu kala guuleysan karo doorashada
Guddoomiyhaha Guddiga doorashada Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aadan (Masago) ayaa sheegay in wareega koowaad Musharaxii la yimaada 45 cod uu noqon doona Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug maadama baarlamaanka uu...
Read more










