Wasiir Biixi oo ka qeyb-galay Fadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda Jaamacadda Carabta
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabanayo Magaalada Manama ee...
Read more










