Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle....
Read more











