Ra’iisul Wasaare Xamse “Maanta waxaan isugu nimid in ganacsiga Soomaaliya aan ku xirno midka Caalamka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka dalka ee dhinacyada Beeraha, Kalluumeysiga,...
Read more











