Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay wafdiga Safiirka Midowga Yurub
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la kulmay wafdi ay hoggaaminayso Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Karin Johansson. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga...
Read more










