Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay dardargelinta howlaha shaqo ee Hay’adda Tayo-dhowrka
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shir ku saabsan dar-dar-gelinta hawlaha shaqo ee hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed la qaatay Madaxda Wasaaradda , isagoo halkaas...
Read more











