Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyihii hore ee NISA
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyihii hore ee Nabadsugidda Qaranka, General Cabdiraxmaan Tuuryare, oo haatan ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya...
Read more











