Baarlamaanka Galmudug oo ka dooday sharciga qaadista qidmada iyo Ujuurooyinka Kalluumeysiga Galmudug
Kulanka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Ajandaha Kullanka oo ahaa ka doodista Sharciga...
Read more











