Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Danjire Kate Foster. Kulanka...
Read more










