Wasiirka Maaliyadda oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga shir muhiim ah kula yeeshay Safiirka cusub ee Dowladda UK ee Soomaaliya Danjire Kate_Foster iyo mas’uuliyiin...
Read more











